Dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada dowlada

Laba xubnood oo ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab ayaa isku dhiibay ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliya oo ku sugan Magaalada Marka ee gobolka Shabeellada hoose. Warbaahinta dowlada ayaa sheegtay in xubnaha isasa soo dhiibay ay lagu kala magacaabo Isaaq Cumar Ibraahim, iyo Qaasim Cabdulaahi Cali, sida laga soo xigtay saraakiisha ciidanka xoogga ee 14 October ee … Continue reading Dagaalyahano ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada dowlada